Vad är LFA?- Logical Framework Approach på Somaliska

Waa maxay Qaabka LFA (Logical Framework Approach)

 

2018-05-04

Plats: ,Tid: 14:00

Webinarkan (Korso online ah) waxa uu kusaabsanyahay qorsheynta Mashruc adiga oo isticmaalayo aalada logical framework oo kakooban sagaal (sagaal) qeybood.

Waqti: Jimcaha 4 Maaj 2018 Kl 14.00  – 16.00  (qadka soo gal 13.30)

Labada saac ee casharka lagu guda jira waxan kor mari doonaa 9ka qeybood ee maareynta mashruca. Ujeedadeenu waa inaad fahantaan waxa la iskaga baahanyahay marka la maamulayo mashruuc hormarineed sida uu qabo LFA. Qaabkan waxow kaa cawinayaa sida aad u dejisan kartid ujeedoyin macquul ah inaad gaartid. Koorsadani waa online waxana logu tala galay ururada Soomaaliyeed ee aqbalaada (godkänt) ka haaysto Forum Syd.

Intaadan is diiwaan gelin, fadlin hubi inaad ka qeyb gashay Block 1 ‘To work with rights’ waxad ka heli kartaa kalenderka Forum Syd.

Waxaad ubaahantahay Kombuter, sameecada dhagaha iyo mikarafoon. Waxan kuguso direyenaa link (cinwaanka) markaad is diiwaan gelisid. Fadlan kasoo qeyb gal 30 daqiqo kahor inta usan casharka bilaaban.

Hadi aad su’aal qabtid kusaabsan casharka, fadlan la xiriir Hassan.mao@forumsyd.org

Hadii aad qabtid su’aal kusaabsan isdiiwaan gelinta, fadlan la xiriir mikaela.fernandez@forumsyd.org

Deadline:

Halkan ka jawaab inow ururkaada ongolaasho ka haaysto Forum Syd

Koorsoyinka aad horay uga qeyb gashay: